Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowlada Somalia aysan ka laaban doonin go’aanka ay ka qaadatay Wakiilka gaarka ah ee...
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia oo cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta AMISOM ee Muqdisho. Ambassador Francisco Madeira ayaa ku tilmaamay...
Ciidamo hubeesan ayaa gudaha Isbitaalka Keesaney ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dhax dileen nin dhaawac ahaan Isbitaalka loo geeyay , waxaana dilkaasi dhaliyay xiisad...
Waxaa goordhaw qarax miino ka dhacay degmada Waabari gaar ahaan meel ku dhaw saldhiga booliiska, waxaana qaraxan la sheegay in uu ahaa mid ay fashiliyeen...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar madaafiic loo adeegsaday oo shalay lagu weeraray xarunta Qaramada Midoobay ku leedahay...
Xildhibaano katiran Baarlamaanka federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada ayaa dhaliilay go’aankii dowlada Soomaaliya dalka uga eriday Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan...