Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa galabta yeelanaya shir ay uga hadlayaan arimo dhowr ah ay kamid tahay xaalada Soomaaliya, waxaana shirkan khudbad ka jeedin...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa caawa xariga ka jaray jardiino cusub ama raanabot laga hirgeliyey degmada Dayniile ee gobolka Banaadir....
Howlaha xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee haatan jira ayaa la hirgeliyay bishii June ee sannadkii 2013-ka, xiligaasi oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay...
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowlada Somalia aysan ka laaban doonin go’aanka ay ka qaadatay Wakiilka gaarka ah ee...
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia oo cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta AMISOM ee Muqdisho. Ambassador Francisco Madeira ayaa ku tilmaamay...