Masuul dhawaan iska casilay xil uu ka hayay Puntland oo xabsi la dhigay
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Puntland maanta magaaladaasi ku xireen Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool ee Puntland Abukar...