Dowlada uu Hogaamiyo Farmaajo oo la sheegay in ay diiday in ay ku dhaqanto Dastuurka iyo Diinta
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka in masuul ka tahay khalalaasihii...