Golaha Amaanka oo Qoraal kasoo saaray Go’aankii dowlada Somalia ku ceyrisay Nicholas Haysom
Qoraaal ay shalay soo saareen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin go’aankii dowlada federaalka Soomaaliya ku ceyrisay...