DEG DEG: Isimada Puntland oo dagaalkii Boosaaso ka soo saaray go’aano dhabar jab ku ah Deni
Isimada Puntland qaarkood ayaa soo saaray caawa go’aano kama dambeys ah oo lagu xalinayo dagaaladii magaalada Boosaaso ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa PSF...