Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka Dugsiga 21-ka October ee kuyaala agagaarka wadada...
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku ogolaatay in beri oo khamiis ah magaalada Muqdisho banaan bax nabadeed ku qabsan karaan golaha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya Danjire Per...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu ka dagnaa magaalada Muqdisho kulamo kala gaar kula qaatay Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif...
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo caasimada u joogay ka qeyb galka shirka...
Waxaa saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad ay la socdeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo in mudo ah ku xayirnaa magaalooyin kuyaala...
Mareykanka ayaa ku hanjabay inuu cunqabateyn saarayo Soomaaliya, haddii waqtiga loo qabtay doorashada ay sii jiidanto. Hadalkan ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay waaxda...
Isimada Puntland qaarkood ayaa soo saaray caawa go’aano kama dambeys ah oo lagu xalinayo dagaaladii magaalada Boosaaso ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa PSF...