Raila Odinga oo loo dhaariyay Madaxweynaha Dalka Kenya (Daawo Sawirada)
Hogaamiyaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Kenya kadib munaasabad balaaran oo lagu qabtay Fagaaraha Xuriyada Uhuru Park ee magaalada Nairobi....