Wararka ka imaanaya magaalada Cape ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in nin Soomaali ah oo toorey ku hubeesnaa xalay xiligii Salaada Taajudka la dukanayay...
Dabley hubeesan ayaa bil kahor magaalada Muqdisho waxa ay ka afduubteen haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo ka howl galeysay xarun Hay’ada ICRC ku leedahay...
Waxaa xalay dab sababay khasaaro dhimasho uu ka kacay xaafad ay degan yihiin dad barakacayaal oo kutaala Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel...
Dowada Itoobiya ayaa ka hadashay Warar ay baahiyeen Warbaahinta Isra’il qaarkood oo sheegayay in Dowlada Itoobiya ka baaran dageyso in Safaaradeeda Isra’il u wareyjiso magaalada...
Rajada Soomaaliya oo ah Xasalooni iyo nabadgalyo waa mid sidoo kale ay raadinayaan inta badan dalalka Dunida, laakiin Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka taageerada...
Dilal kala duwan ayaa caawa ka dhacay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho kuwasoo ay fuliyeen dabley bastoolado ku hubeysan sida ay sheegayaan warar...
Ciidamada Uganda ee ku sugan degaanka Golweyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa raashin gargaar ah waxay u qeybiyeen qoysas dan yar ah oo deggan magaladaas. Deeqdaas...