Madaxda sare ee dalka oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Ciidul fitriga
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey...