Al-shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay saaka munaasabada ciida awgeed dhoolatus ciidan. Subaxnimadii hore ee salaadda ciidda ka hor dadku...
Waxaa Maanta Dadweyne fara badan u dareeren goobo loo cayimay Dadka Muslimiinta ah ku soo tukadaan salaadii ciidul Fidriga,Ayaa waxaa soo xaadiray dad aad u...
Shacabka Muslimiinta,Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku Nool Xaafadda Woolwich ee Magaalada London ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul Fidriga oo ku...
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo saaka boqolaal dadweyne aad u fara badan salaaddii ciidda...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta 1aad ee ciidul fidriga, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadaha caalamka ay u dabaaldegayaan ciida ayaa waxaa weli...