Dawlada Turkiga oo kordhineysa Taageerada ay siiso Ciidanka Soomaaliya (Daawo Sawiro)
Dawlada Turkiga ayaa balan qaaday inay kordhin doonto taageerada dhinaca tababarada ay siiso ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Milatariga. Wasiirka Gaashaandhiga dawlada Federaalka Soomaaliya...