Wararkii ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay Adis Abaha iyo R/W Abiy oo ka hadlay (Daawo Sawirro)
Qarax bambaano ayaa ka dhacay fagaaraha Meskel Square ee magaalada Addis Ababa, xili kumanaan dad weyne ah uu halkaasi kula hadlay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka...