Howlwadeeno ka tirsan Hay’adda Socdaalka & Jinsiyaddaha oo la abaalmariyey (Daawo Sawirro)
Munaasabad sanadkiiba mar la qabto ayaa maanta shahaadooyin iyo abaalmarino lagu gudoonsiyay madax iyo saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Somalia oo noqday xubnihii...