Wasiirka Maaliyadda afartan Su’aal ha uga jawaabo Shacabka Soomaaliyeed ?
Miisaaniyadda Dowlada Federaal ee 2018 wuxuu Baarlamaanka ansixiyey 6 Agoosto 2017. Miisaaniyada la ansixiyey waxey ahayd $274 malyan. Waxeyna ka koobnayd $156 malyan oo dowladda...