Xildhibaano si adag uga hadlay Go’aankii dowlada ku ceyrisay Danjire Nicholas Haysom
Xildhibaano katiran Baarlamaanka federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada ayaa dhaliilay go’aankii dowlada Soomaaliya dalka uga eriday Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan...