Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is garabsanaya ayaa ku jira diyaar garow duulaan ay ku qaadaan deegaano iyo degmooyin Al Shabaab ka...
Dowlada Mareykanka ayaa Soomaaliya usoo direysa ciidamo dheeraad ah oo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan dagaalada iyo howlgalada ka dhanka ah dagaalyahanada...
Waxaa caawa Duleedka xarunta degmada Dayniile gaar ahaan meel howd ah oo ku dhaw garoonkii hore ee Diyaaradaha Dayniile lagu arkay meydadka afar qof oo...
War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in galabta madaafiic culus ku garaaceen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan saldhig ciidamada...
Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in lacago xaaraan ah uu...
Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ka howlgala degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa Warbaahinta u soo bandhigay sadex nin oo la sheegay in ay katirsan yihiin...
Duqeyn diyaarado dagaal ka geesteen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe ayaa la sheegay in lagu bur buriyay Idaacad ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab...