Kooxo hubeesan ayaa maanta degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen labo nin oo la sheegay in ay katirsanaaeen Ciidanka Nabad sugida gaar...
Ciidamada la dagaalanka Musuq maasuqa ee dowlada Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Wasiir hore oo katirsanaa dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay in uu musuq maasuqay lacago...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in deegaan kuyaala duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dil si weyn dadka deegaanka uga...
Ururka ONLF ayaa war kasoo saaray xiisada siyaasadeed ee xiligan ka taagan dowlad deegaanka Soomaalida gaar ahaan khilaafka la sheegay in uu u dhaxeeyo labo...
Waxaa goordhaw qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Bangiga Preimer oo kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Fred Matiangi oo ah wasiirka arrimaha gudaha in uu noqdo madaxa guddiga awoodda badan...
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee dalka Masar ay u soo wakiishadeen Soomaaliya...