Daawo Sawirada: Munaasabad lagu qabtay Xerada Ciidanka Cirka ee Afaziyooni
Waxaa maanta munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagu qabtay Gudaha Xerada Ciidamada Cirka ee Afaziyooni. Munaasabadan...