Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa kula taliyay waddamada Yurub ee adeegsada nidaamka difaaca Mareykanka ee Patriot in si dhaqso leh loo gaarsiiyo nidaamka difaaca SAMP/T...
Puntland ayaa ka hortimid barnaamij ku saabsan diiwaangelinta dadweynaha, oo ay magaalada Gaalkacyo ka bilowday hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dadweynaha u qaabilsan dowladda Federaalka Soomaaliya...
Dowladda Mareykanka ,ayaa xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Al Anbar ee galbeedka Ciraaq lagu dilay hoggaamiye sare oo katirsanaa kooxda Daacish, waxaana...
Qaar kamid ah dalalka Afrika kuyaalla ayaa sanado kadib laga arkay dayax-madoobaad , waxaana dadka kunool dalalkaasi oo u badan kuwa carbeed indhahooda saareen dayaxii...
Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in aysan marnaba aqbali doonin qorshe ay wataan dalalka Mareykanka iyo Israa’iil, kuwaa oo doonaya dalal ay Soomaaliya...