Puntland oo dadkeeda uga digtay in ay qaataan Kaarka aqoonsiga Soomaaliya
Puntland ayaa ka hortimid barnaamij ku saabsan diiwaangelinta dadweynaha, oo ay magaalada Gaalkacyo ka bilowday hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dadweynaha u qaabilsan dowladda Federaalka Soomaaliya...