Mas’uuliyiin katirsan maamulka magaalada Moscow, ayaa xaqiijiyay in hal qof rayid ah uu ku dhintay, saddex kalena ay ku dhaawacmeen, weerar dhinaca cirka ah oo...
Wasaaradda difaaca ee Suuriya ayaa  ku dhawaaqday in la soo afjaray howlgal milatari oo ka dhan ah taageerayaasha madaxweynihii xilka laga tuuray, Bashar al-Assad. Dagaallo...
Ciidamada booliiska dalka Kenya, ayaa xabsiga dhigay baarisna ku bilaabay, nin lagu eedeeyay in si iskiis ah u dhistay saldhig booliis, sidoo kale deegaanka uu...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October, ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku khaarijiyay nin kooxda Al Shabaab uqaabilsanaa...
Maamulka Somaliland ayaa dekadaha iyo garoomada kuyaalla deegaannada ay maamusho ka mamnuucday in laga soo dejiyo weelasha madhan, oo inta badan ganacsata soo gelin jireen...