NEWS Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo maanta xukun dil ah ridayCabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 20250 Maxkamada Sarre ee ciidamada maamulka Somaliland ayaa saaka oo Isniin ah xukun ku riday dhammaan eedaysanayaashii qeybta ka ahaa dil labo bilood kahor magaalada Gailay... Read more
NEWS Cunaqabateyn saaran Al Shabaab oo mar kale la kordhinayoCabdi CadeMarch 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 20250 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo galinka dambe maanta oo Isniin ah kulan yeelanaya, ayaa lagu wadaa in ay kordhiyaan cunaqabateynta saaran kooxda Al Shabaab... Read more
NEWS Warqado sir ah oo laga helay Daacish oo shaki badan abuurayCabdi CadeMarch 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 20250 Ciidamada difaaca maamulka Puntland , ayaa guulo waa weyn ka gaaray dagaalka ay kula jiraan kooxda argagaxisada ah ee Daacish, waxa ayna ciidamada la wareegeen... Read more
NEWS Maxaa Keenay in Gobolka Sh/dhexe ay Shabaab kusoo fidaan (Ogow xaqiiqada)Cabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 20250 Marka hore aan isku dayo inaan juquraafi ahaan kuu sharxo sida ay Shabaab oo gacanta ku hayo deegaano badan oo galbeedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ku... Read more
NEWS Qiimaha lacagaha Crypto oo sare u kacay kadib tallaabo uu qaaday TrumpCabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 2025March 3, 20250 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday magacyada shan qaybood oo ah “Qorshayaasha Lacagta Dijitalka ah ‘ ee cryptocurrencies’ oo uu sheegay in uu... Read more
NEWS Afar qorshe oo lagu dhameenayo dagaalka Ukraine oo lagu dhawaaqayCabdi CadeMarch 3, 2025 by Cabdi CadeMarch 3, 20250 Kaddib kulan deg deg ahaa oo ay Axaddii shalay isugu tageen London, ayay Ra’isul Wasaaraha Britain iyo 18 hogaamiye oo reer Yurub ah kasoo saareen... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay shir Amniga Caasimadda looga hadlayCabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 2025March 2, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga feejignaado... Read more
NEWS Ciidanka Dowladda iyo saaxiibada caalamka oo dilsy 40 xubnood oo Al Shabaab ahCabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa deegaanka Biya Cadde ee Gobolka Shabellaha Dhexe ka fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay 44 xubnood oo... Read more
NEWS Aadan Madoobe oo isbitaal ku booqday dhaawacyo Xudur laga keenay (Sawirro)Cabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalkl kuyaalla Magaaladda Muqdisho ku booqday askartii kusoo dhaawacantay xili... Read more
NEWS Dowladda oo war kasoo duqeyn Mareykanka ka fuliyay Shabeelaha DhaxeCabdi CadeMarch 2, 2025 by Cabdi CadeMarch 2, 20250 Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa lags fuliyay deegaanno hoos taga magaalada Ceel Baraf ee... Read more