Daawo Sawirro: Kalkaal Hospital Foundation oo baaris lacag la’aan u sameesay Arday Agoon ah
Hay’ada Khayriga ah  ee Kalkaal Hospital Foundation ayaa baaris iyo Talaalka Hepititis B   si lacag la’aan ah ugu  sameysay ardayda Agoonta ah ee ku xaraysan Iskuulada Axmed Guray ,  Maxamuud Xarbi ,iyo Qaybaha  Markasyada  Al-salaam iyo Daarul-Hudaa ....