Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in laba duqeymood oo xalay laga fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari lagu beegsaday dagaallamayaal ka...
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay 5 qof oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxda Argagixisada ah...
Maamulka Somaliland, ayaa dalka Imaaraadka Carabta uga qeyb galay shir ay dalal kala duwan kasoo qeyb galeen, waxa ayna halkaasi ka heleen fursado ay dalal...
Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay soo bandhigay khasaaraha ka dhashay weerarkii cirka ee kowdii bishan ay ka fuliyeen saldhigyo kooxda Daacish ku laheyd buuraha...