Madaxweyne Qoorqoor oo guddiga Wasiirro oo arrimo muhiim ah ka shaqeenaya magacaabay
Madaxweynaha dowlad goboleedk Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magacaabay guddi heer wasiirro ah oo ka shaqeyn doona arrimaha abaaraha iyo isku tashiga dadka iyo...