Dhaqdhaqaaqa mucaaradka Suuriya ee ka soo horjeeda maamulka Bashaar Al-asad oo inta badan gacanta ku haya waqooyi-galbeedka Suuriya ayaa si lama filaan ah shalay u...
Waxaan aad uga walaacsanahay wararka ku saabsan suurta-galnimada dagaal hubaysan oo ka dhaca Jubaland, kaddib markii cutubyada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) lagu soo daabulay...
Madaxa dacwad oogaha Maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada ayaa Arbacadi ka codsaday garsoorayaasha, in ay jaraan waraan lagu soo xiro hogaamiyaha taliska militariga Myanmar, kaas...
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa soo saartay ammar ama waaran lagu soo xirayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe), oo dhawaan dib loogu doortay...
Qoraal kasoo baxay hay’adda nabbadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ay baadigoobayaan nin ay ku sheegeen in uu adeegsado magaca Cabdifitaax Xuseen...