Isbadal weyn oon horey loo saadaalin ayaa ka dhacay dalka Suuriya, waxaana xilka laga tuuray Madaxweynihii mayalka adkaa ee dalkaasi Bishaar Al Assad, oo ugu...
Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib markii cod-bixiyeyaashu ay u muuqdeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in caddaaladdu ay laf-dhabar u tahay nolosha bulshada, haddii aan si wadajir ah...
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa la galiyay heegan, kaddib cabsi laga qabo in ciidanka dowladda Soomaaliya ku daabuleyso deegaanka Raaskabooni ee gobplka Jubbada Hoose...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku cadaadineysa shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka howlgalla in ciidamo dheeraad ah diyaaradahooda ku geeyaan deegaanka Raaskanbooni ee gobolka Jubbada Hoose, xilli...
Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Yoon Suk Yeol ayaa khudbad laga baahiyay telefishannada aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah, raalli gelin ka bixiyay sharcigi dagaalka ee martial...