Wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde ayaa maanta ku warramay dib u doorashada Trump , inay ku dhalisay Faransiiska iyo Ingiriiska inay billaabaan wada-xaajood la...
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), oo maanta...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, waxa uuna taageeray...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya saakay garoon diyaaradeed oo kuyaalla magaalada Raaskanbooni ee gobolka Jubbada Hoose ka dejisay ciidamo...
Waxaa maanta mar kale shanta sano ee soo socota loo doortay in Madaxweyne kasii ahaa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kaddib doorasho ay kula...