Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay u hoyday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa halkaasi ka bilaabay shirar ku saabsan arrimaha amniga. Madaxweyne...
Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ka socda saakay bannaanbax la sheegay in lagu taageerayo in gobolka Banaadir iyo guud ahaan dalka ka...
Madaxweynaha shalay dib loo doortay ee dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sameeyay xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu horreysay, saacado yar un...
Wargeyska Faransiiska ah ee Le Monde ayaa maanta ku warramay dib u doorashada Trump , inay ku dhalisay Faransiiska iyo Ingiriiska inay billaabaan wada-xaajood la...
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), oo maanta...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, waxa uuna taageeray...