Madaxweyne Guudlaawe oo mar kale tagay furumaha hore ee dagaalka (Sawirro)
Madaxweynaha maanulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa wada dardagelinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ka bilowday deegaannada Hirshabelle. Madaxweynaha...