Taliyaha ciidanka gurmadka degdegga ee loo yaqaan RSF Jeneraal Maxamed Xamdaan Daagalo (Hemedti), ayaa qirtay in ciidankiisa ku guuldareesteen in ay sii joogaan magaalada Khartuum...
Xoghayihii hore ee Gaashaan-dhigga dalka Ingiriiska isla markaana ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka UK Gavin Williamson, ayaa dawladda Fedetaalla Soomaaliya ku tilmaamay dawlad fashilantay. Xildhibaankan...
Wargeyska Telegraph, ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa ku warramay inay Iran qosheynayso inay weerarto saldhigga ciidanka Mareykanka iyo Ingiriiska ay si wadajir ah u...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay gogoshii uu Madaxweyne Xasan Sheekh u fidiyay siyaasiyiinta ka aragtida...
Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Jubaland, ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal ka dhan ah kooxda hubeysan ee Al Shabaab...
Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu , ayaa maanta soo bandhigay wax uu ku sheegay qorshe ay tahay inay oggaato cid walba oo ku aadan sida...