Guri ay degnaayeen Saraakiil katirsanaa Daacish oo la galay
Ciidanka difaaca maamulka Puntland, ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanno iyo xarumo ay kooxda Daacish ku lahaayeen buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa...