Boqortooyadda Sacuudiga, ayaa la filayaa dabayaaqada bishan Febraayo inay martigeliso wada-hadallada lagu raadinayo in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine , halkaa oo ay sidoo kale...
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil hore oo ciidan , ayaa tagay farumaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish, si ay u dhiirogaliyaan...
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla magaalada...
Ciidamada maamulka Jubbaland howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayey ku dileen xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab...
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Puntland , ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan baadigoobka xubno la tuhusan yahay in ay katirsanaayeen kooxda Daacish, kuwaa...