Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka laga raaco oo ku taalla magaalada...
Ciidamada maamulka Jubbaland howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayey ku dileen xubno katirsanaa kooxda Al Shabaab...
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Puntland , ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan baadigoobka xubno la tuhusan yahay in ay katirsanaayeen kooxda Daacish, kuwaa...
Duqeymo culus ayaa xalay lagu garaacay fariisimo ay kooxda Daacish ku lahaayeen degaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad, waxaana duqeynta la sheegay in si gaar ah...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha...