Soomaaliya iyo Azerbijian oo kala saxiixday heshiis dhinaca amniga ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo maanta oo Arbaco ah kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo warshadaha Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane...