Axmed Madoobe oo kormeer shaqo maanta sameeyay (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Wasaaraddaha Dowladda, isagoo u kuurgalaya habsami u socodka shaqooyinka Wasaaraddaha. Madaxweynaha ayaa...