DFS oo ciidamo kumaandoos ah ka dejisay Raaskanbooni kuna sii jeeda Kismaayo
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya saakay garoon diyaaradeed oo kuyaalla magaalada Raaskanbooni ee gobolka Jubbada Hoose ka dejisay ciidamo...