Dowlad goboleedka Puntland , ayaa si adag uga hortimid qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso in lagu soo xiro Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, si...
Maxkamadda sare ee Kenya ayaa joojisay amar xasaanad iyo maamuus gaar ah lagu siinayay hay’adda Bill iyo Melinda Gates. Bishii la soo dhaafay ayaa loo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax  bulshada caasimadda Muqdisho qaarkood ay ku taageerayeen go’aankii labada Aqal ee Baarlamaanka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay u hoyday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa halkaasi ka bilaabay shirar ku saabsan arrimaha amniga. Madaxweyne...
Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ka socda saakay bannaanbax la sheegay in lagu taageerayo in gobolka Banaadir iyo guud ahaan dalka ka...