NEWS Doon siday agab ciidan iyo raggii la socday oo gacanta lagu dhigayCabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 2025February 4, 20250 Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay doon looga shakisan yahay in ay katimid dhinaca dalka Yemen, taas oo waday darees iyo agabyo... Read more
NEWS Madaxweyne Trump oo hakiyay go’aan xiisad abuuray uu horey u gaarayCabdi CadeFebruary 4, 2025 by Cabdi CadeFebruary 4, 20250 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Go’aanka madaxweynaha... Read more
NEWS Sargaal sare oo kasoo goostay Daacish oo isku soo dhiibay Ciidanka PuntlandCabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid (Laahoor) oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa maanta isu dhiibay ciidamada Puntland, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta degmada Qandala ee gobolka Bari. Laahoor... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo soo celiyay Derajadii iyo xaquuqdii uu lahaa Gaashaanle sare Ibraahim…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin Cabdullaahi... Read more
NEWS DFS oo la timid farsamo lacag looga cunayo rakaabka dibadda u baxa iyo khilaaf…Cabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Dowladda Soomaaliya ayaa la timid qorshe cusub oo lacag looga sameenayo dadka shacabka ah ee doonaya in dalka dibadiisa u safraan, iyadoona dadka xujo looga... Read more
NEWS Sawirro” Safiirka Falastiin u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho yimid lana kulmay…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Falastiin usoo magacowday... Read more
NEWS Xubno katirsan Al Shabaab oo la dilay iyo mid nolosha lagu qabtayCabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay la-dagaallanka argagaxisada , ayaa howlgal gaar ah ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxa ay ku... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo kormeeray Suuqa Idaacada oo xalay gubtayCabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Dab xooggan oo geestay khasaaro badan oo hantiyadeed ayaa xalay qabsaday suuqa Idaacadda ee kuyaalla magaalada Hargeysa, waxaana saacado badan uu dabka socday kaddib lagu... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo magacaabis cusub sameeyayCabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha... Read more
NEWS Ruushka oo taageero waali ah u ballanqaaday dowladda SuuriyaCabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Dowladda Ruushka oo xiriir baaxadweyn la lahaa dowladdii la riday ee Suuriya uu hoggaaminayay Bishaar Al-assad , ayaa hadda doonaya in uu dib usoo celiyo... Read more