RSF oo lagu jabiyay dagaalka ka socda Sudan iyo milatariga oo taageero badan helay
Ciidamada RSF ee dagaalka kula jira milatariga Sudan ayaa lagu burburiyay dagaalka ka socda dalkaaso, waxayna RSF ku dhowyihiin inay si dhammeystiran uga baxaan magaalada...