Ra’iisalwasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanadguuradii 48-aad ee kasoo wareegtay...
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay Shir dib u heshiisiin ah oo loo qabanayo beelaha dagaalada soo noq noqda ku dhax maraan gobolka Shabeelaha Hoose,...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadashay dowlada Kenya in la joojiyo dhismaha darbiga ay ka dhiseyso xadka labada dal wadaagaan gaar ahaan dhinaca Degmada Balad...
Banaan bax ay soo abaabuleen Dhalinyarada Muqdisho loogana soo horjeeday dhul boobka dowlada Kenya ka wado Xuduuda Degmada Balad Xaawo ayaa ka dhacay Isgooska Sayidka...