Dowlada Shiinaha oo Jawaab adag ka bixisay Go’aankii Madaxweyne Trump
Dowladda Shiinaha ayaa jawaab ka bixisey go’aankii Madaxweynaha Maraykanku uu soo saarey maalintii shalay ee khamiista ee Tirifooyinka lagu soo rogey alaabaha Shiinuhu u dhoofiyo...