Waa Kuma Musharaxa Ugu cad cad Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ?
Waxaa lagu wadaa in maalinta isniinta oo ku began 30-ka bishan April magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana kursigan isku soo sharaxay 11-Musharax...