A string of recent prosecutions in Somaliland targeting people who spoke out on controversial issues is a dangerous attack of free expression, Human Rights Watch said today....
Kayse Jaamac oo ah Soomaali Ameerikaan degan gobolka Oregon ee dalka Maraykan ayaa u tartamaya in uu ka mid noqdo golaha sharci dejinta gobolka Oregon,...
Laba asbuuc ka hor Gudoomiye Muudey ayaa sheegay in uu soo helay Dastuur horay looga xaday dalka, waxaana u Jawaabay Wasiirka Dastuurka, Xoghayaha Barlamaanka iyo...
Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana Madaafiicdan lagu soo waramayaa in uu khasaaro kasoo gaaray dad shacab ah . Ku...
Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Xaafada Kaawo Godey ee Degmada Dharkeenley, waxaana iska hor imaadkaasi ka...
Warbaahinta caalamka ayaa baahiyay warbixin ku aadan in Dumarka dalka Costa Rica ee kuyaala Latin Amerika lacag yar lagu siiyo in ay guursadaan rag u...
Booliiska dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Islii waxa ay ku xireen Lamaane Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in...