Madaxweyne Farmaajo oo maanta kusii jeeda Qatar iyo xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Doha ee Caasimada dalka Qatar. Farmaajo ayaa casuumad rasmi...