Al Shabaab ayaa degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe kusoo bandhigtay sargaal ay sheegeen in uu kasoo goostay ciidanka maamulka Jubbaland. Sargaalkan Al Shabaab soo...
Waxaa la filayaa maanta in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu ka furmo shirkii labaad ay isugu imaanayaan Golaha iskaashiga dowlad...
Dalka Indonesia waxaa saakay ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu qaaday sadex kaniisad, waxaana qaraxyadaasi fuliyay qoys 7-qof ka koobnaa oo la sheegay in...
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay Madaxda maamul goboleedyada Jubbaland iyo...
Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa la filayaa in shir xasaasi ah ku yeeshaan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana...
Nin Mindi ama toorey ku hubeesnaa ayaa la sheegay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ka geestay bartamaha magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska. War...