Madaxweyne Waare Oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho kana warbixiyay Shirkii Baydhabo (Daawo Sawirro)
Madaxweyne Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Oo Soo gaba gabeeyay Safarkiisa Beydhabo kaddib Markii uu halkaasi kaga Soo Qeyb galay Shirka Golaha Iskaashiga Maamul...