Daawo Sawirada: Afur Sharafeed loo sameeyay Safiirrada dalalka Islaamka u fadhiya SomaliaÂ
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng Yarisow) ayaa xalay afur sharafeed u sameeyey Danjireyaasha dalalka Islaamka u fadhiya Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey...