DFS oo war kasoo saartay howlgal lagu dilay horjooge ajnabi ah iyo xubno badan oo Al Shabaab ah
War-Saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka...